2024-03-01T00:00:00+02:00
Lade Veranstaltungen

Ku barbaari caruurtaada luqada soomaaliga

• Ku wada hadal luulqada kaftan iyo baashaal si wada jir ah
• Ka sheekeny sheekooyin iyo daawasho sawiro, hadal iyo dhageeysi
• Ku hadal ka Afka hooyo iyo dhageeysi iyo jawaab bixin

waxaa loogu tala galay cartuurta ku hadasha luuqada Soomaaliga da’dooduna u dhaxeesyo 2- 12 sano jir

Xiliga: Sabtiyada, saacada 14.30 -16.00

18.02.2023 | 04.03. | 11.03. | 01.04. | 15.04. | 06.05. | 13.05. | 27.05. | 10.06. | 24.06. |

Xagee: Magtabadda Buchs, Kirchgasse 2

Sidee: Is diiwaan galinta, waxaa ka masuul ah Quatro Shire, Tel. 077 537 92 88

Leseanimation auf Somalisch

• Gemeinsam Spass an der Sprache haben
• Gemeinsam Geschichten erzählen und Bilder anschauen
• In der Muttersprache sprechen, zuhören und Antwort geben

Wer: Somalisch-sprachige Eltern mit Kindern im Alter von 2-5 Jahren

Wann: Samstags, 14.30 Uhr – 16:00 Uhr

18.02.2023 | 04.03. | 11.03. | 01.04. | 15.04. | 06.05. | 13.05. | 27.05. | 10.06. | 24.06. |

Wo: in der Bibliothek Buchs, Kirchgasse 2

Wie: Kostenlos, Anmeldung direkt bei der Leiterin Qatro Shire, Tel. 077 537 92 88

Share This Story, Choose Your Platform!